HomeDirectoryCalendarStaff
Soomaali
Ku soo dhawaada Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis
20100607_mps_024.JPG

Waxaan ku hadalnaa Af  Soomaali. Fadlan ka wac Xaruunta Dhexe ee Qoyska (New Family Center) lam. 612.668.3700 hadii aad u baahan tahay macluumaad la xiriira inaad cunugaaga dugsi ku qorto/diiwaangeliso.

Waxaan kale oo idinka caawin karnaa Qiimaynta Luqadda Ingiriisiga, Guryaha, tababarrada shaqada iyo Caafimaadka ama waxyaabaha Caafimaadka la xiriira.

Xaruunta Cusub ee Qoyska (New Family Center) ayaa ku taalla  3345 Chicago Avenue  Koofurta Minneapolis (South Minneapolis).  Xafiiskeenna ayaa furan Isniin Jimce  saacadaha  8:00 aroornimo. - 4:30 galabnimo.

Fadan wac Lam. 612.668.3700 si aad ballan u qabsato inta aadan xafiiska imaan.

Ku soo biir Carwada Bandhigga dugsiyada Dadweynaha Minneapolis.

  • Baro doorashooyinka manhajka PreK -8.
  • Hel tafaasiisha waxbarasho ee marinnada Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis.
  • La kulan Maamuleyaasha, macallimiinta & Shaqaalaha.
  • Baro sida ardayga Kindergarten-ka ah loogu diyaariyo dugsiga.

Sabti, Jannaayo 21 • 9 aroor. – 2 galab.
Hyatt Regency, 1300 Nicollet Mall, Minneapolis 55403