XAQIIQO: Ardayda ayaa firfircooni muujiya marka waalidkood eegayo hor-u-kacooda! Booqo MPS Parent Portal si:
Maktabadaha Dadweynaha Miniyaabolis iyo Shaqaalaha Xaruumaha Warbaahinta DDM (MPS) ayaa diyaar u ah kaana caawini kara in laguu sahlo bogga Xiriirka tooska ah ee waalidka. Keliya weydii maktabadda ama raac tilmaamaha ku qoran dhabarka buug-tilmaamaha (bookmark).
Tallaabada 1
Tallaabada 2
Waxbarashada Dhallaanka aminka Hore
Dugsi Hoose & Dhexe
Dugsi Sare
Xog-siiyahawaalidka
Adeegyada Caafimaadka
Ilaha dhigaalka Waalidka
Waxbarashada Ingiriisiga Dadla waaweyn
MPS telefishin
Nagala soo xiriir