Waxaan doonaynaa inaan fikradiina maqalno. Waxaad ku mahadsan tihiin su’aalihiina aad nala wadaagteen kuna saabsan Dugsiyada Dadweynaha Minneapolis. Fadlan qor magacaaga, telefoonka ama cinwaanka emailkaaga,si aanu uga soo jawaabno fikradihiinna.